Shirka Nootaayooyinka Danabaysan Oo Ka Furmay Garoowe

0
16

Baydhowy (Raathiyow Arlaathy) Shirka Nootaayooyinka Danabaysan Puntland Oo Sanadkii mar la qabto ayaa looga hadlay Ahmiyada ay Leedahay Nootayada maadaama Nootaayooyinka ummadda u hayaan shaqooyin muhiim ah, iyo sidii barnaamijkan loo baahiyo adeegga caddaaladda, in la ilaaliyo hantida dadka lana damaanad qaado,

Munaasabada Furitaanka Shirka Nootaayooyinka Danabaysan Puntland ayaa waxaa ka soo qeyb galay Wasiiro Xilibaano ka tirsan Maamulka Puntland Aqoonyahano Madax ka socotey Nootaayooyinka iyo Marti Sharaf kale

Warkung waliba nig haaye Abdyqaadir Mohamed nor War,ady

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here