Baydhowy (Raathiyow Arlaathy) Shir looga hadlayay Amniga oo ay soo qaban qaabiyeen Maamulka Xaafada Horseed GarooweQaar kamid ah Xildhibaanada Golaha Deegaanka Degmada Garoowe ayaa ka qeybgalay .
Ujeedka shirka ayaa ahaa Sidii looga wada shaqayn lahaa xoojinta Amniga iyo Bilicda Caasimadda, Waxaana bulshada xaafada lagu wacyi galinayay in maamulka xaafada Horseed, laamaha amniga iyo Dowladda hoose kala shaqeeyaan xoojinta Amniga iyo kor uqaadista Bilicda Caasimadda Garoowe.
Warkung waliba nig haayte Rahmy Salaad Abdyllahi