Baydhowy (Raathiyow Arlaathy) Deeqdan Daawada lagu wareejiyey Maamulka Degmada Ceelbarde ayaa ka kooban labo konteenar oo qalab caafimaad ah oo dhammeystiran kuwaasoo loogu talagalay in lagu xoojiyo adeegyada Caafimaadka ee isbitaalka Degmada
Munaasabadda wareejinta qalabkan ayaa gudomay maamulka degmada, ugu horeeyo gudoomiyaha Degmada, odayaasha dhaqanka, iyo bulshada deegaanka Agaasimaha caafimaadka , kuwaasoo si weyn u soo dhoweeyay deeqdan muhiimka ah.una mahad celiyeen Wallaalaha soo garsiiyay agabkan muhiimka u ah bulshada
Warkung Waliba nig haayte Rahmy Salaad Abdyllahi