Mashaariic Horumarineed laga hirgeliyey Baydhabo Oo Xariga laga jarey

0
29

Baydhowy (Raathiyow Arlaathy) Munaasabad kooban oo xariga looga jaraayey Xarumo loo dhisey Bulshada ayaa ka dhacdey Baydhabo waxaana loogatalagey dadka Masaakiinta ah in ay ka faaideystaan Xarumahaan Cusub ee dhawaan la hirgaliyey

Xarumahaan oo ka kooban Ceelbiyood, Masaajid iyo goobo kale oo lagu barto diinta Islaamka ayaa waxaa furitaanka goobjoog ka ahaan Wasiir kuxigeenka Wasarada Diinta iyo Arimaha Islaamka DFS iyo Wasiiro ka titsan Maamulka KGS

Warkung waliba nig haaye Mohamed Aadam Wadani

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here