Kulan Wacyigelin ku Saabsan Dhismaha Golaha Deegaanka Oo lagu qabtey Jalalaqsi

0
49

Baydhowy (Raathiyow Arlaathy) Kulankan Lagu Wacyigelinaayay Bulshada Degmada Jalalaqsi ayaa ah Dhismaha Golaha Deegaanka Degmada sidii ay uga qeyb qaadan lahaayeen in ay soo doortaan Maamul ay ayagu leeyihiin islamarkaana meesha loogu saaro Maamulada ku yimaada Magacaabista loona helo adeeg Bulshada oo dhameysatiran

Wasaarada Arimaha Gudaha Hirshabeele ayaa soo qab qaabisey Kulankan Bulshada lagu Wacyigelinayay Muhiimada ay leedahay dhismaha Golaha Deegaanka waxaana ka qeyb galay Maamulka Degmada Odoyaasha dhaqanka iyo Culumada iyagoo maalmahan qaadan Casharo la xariira Doorashada Golaha Deegaanka

Warkung waliba nig haaye Abdyqaadir Mohamed nor War,ady

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here