Baydhowy( Raathiyow Arlaathi) Wasarada Awqaafta Iyo Arimaha diinta ee dowlada Jubbalnad ayaa Bulshada Degaanka Janaay Abdale ee hoos yimaada magalada Kismaaya u qabtey Kulan diimeed lagu wacyigelinaayey bulshada arimaha diinta nabada iyo wada noolanshaha, Sidoo kale waxaa kulanka diirada lagu saarey baahiyaadka ka jira degaanka ayigoona ay ka soo qeyb galeen Bulshada iyo Maamulka degaanka
Waxaana ujeedka kulanka uu ahaa sidii bulshada loo Fahan siin Lahaa Muhiimada diinta dhismiyaasha iyo ganacan ku haynta masaajiyada iyo madarasooyinka Nabada iyo wada jirka bulshada oo ay Kaalin Muhiim leh ay ka qaadan karaan bulshada degaanka qeybahooda kala duwan.
Warkung Waliba nig haayte Mariing Mallyng Abshir