Baydhowy (Raathiyow Arlaathy) Ku dhawaad sodon wariye oo ka kala tirsan Warbaahinada Dowladda iyo Kuwa gaar ah ayaa waxaa Magaalada Muqdisho loogu furay Tababar aqoon isweydaarsi ah oo ku saabsan la qabsiga Isbedelka iyo Casriyaynta Warbaahinta.
Warkung waliba nig haaye Abdyraamang Mohamed Ahmed Oday