Suuq Casri ah Laga hirgeliyey Degmada Xudur Oo Xariga laga jarey

0
75

Baydhowy (Raathiyow Arlaathy)Suuqa Towfiig oo ka kooban ku dhowaad 20 dukaan ayaa laga hirgeliyey Degmada Xuddur ee Xarunta G/bakool, taasoo hormar u ah dhanka dib u dhiska iyo Ganacsiga kadib markii ay bilaabeen in si iskaashi ah wax u wada qabsadaan Shacabka iyo Ganacsatada islamarkaana wax wayn ka bedeshey kor u kaca ganacsiga Degmada Xudur

Munaasabada lagu qabtey Xarunta Suuqa ayaa waxaa ka qeyb galay Maamulka Degmada Xudur iyo kan Gobolka Bokool aqoon yahano Ganacsato iyo Bulshada Dhamaan masuuliyiintii ka hadley goobta ayaa bogaadiyey hormarka shirkadaan ku talaabsatey iyagoo u duceeyey dhanka kale farey in halkaan lagu sii wado dadaalada hormarinta deegaanka iyo ganacsiga.

Warkung waliba nig haayte Rahmy Salaad Abdyllahi

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here