Baydhowy ( Raathiyow Arlaathy) 117 Qoys oo ah dadka Barakacaaysha ah ayaa ka faaideystey mashruuca xaalka waara kaasi oo loogu dhistey Guryo ay degaan Duleedka Magaalada Cadaado waxaana Qoyswalba lagu wareejiyey Docommintiga Gurigiisa
Munaasabada Qoysaskaan Guryaha loogu wareejinaayey waxaa goobjoog ka ahaa Madaxweynaha Dowladda Galmudug mudane Axmed Cabdi Kaariye ,Wasiiro , Xildhibaano iyo Hay,adii ka shaqeeyey Dhismaha guryahaan
Warkung waliba nig haaye Mohamed Aadam Wadani