Baydhowy (Raathiyow Arlaathy)Kulankan ay yeesheen Odoyaasha dhaqanka iyo Maamulka Degmada Diinsoor ayaa looga hadlay sidii Ciidama Beeleedyada loo mideyn lahaa islamarkaana u noqon lahaayeen Ciidan Dowladadeed ee ka shaqeeya Horumarinta Amniga Bulshada iyo Deegaanka sidoo kalena loo xoojin lahaa wadashaqeynta Shacabka iyo Dowlada
Inta uu Kulanka socdey waxaa sidoo kale loogu doodey Waajibaadka Ciidamada iyo baahida keentey kadib ay bateen isku dhaca Ciidamada kala taabacsan Beelaha halkaasi wada dega taasoo ka dhalan jirtey dhibaatooyin isugu jira Amni daro dilka dhaca iyo Barakaca dadweynaha
Warkung waliba nig haaye Abdyqaadir Mohamed Nor War,ady