Kulanka Wax ka Bedelka Cutubyada 5 ilaa 9 Dasturka Oo lagu qabtey Baydhabo

0
22

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi) Magaalada Baydhabo ayaa waxaa lagu gabatay Kulan dadweyne oo loogu doodaayay dib u eegidda iyo Wax ka Bedelka Cutubyada 5aad ilaa 9aad ee Dasturka Kumeel gaarka dalka, kaas oo ay soo qaban qaabisay Wasaaradda Dasturka Koonfur Galbeed.

Kulanka oo socon doono Mudo Sadex maalmood ah ayaa waxaa ka qeyb-galay Masuuliyiin ka tirsan Maamulka Koonfur Galbeed, Odayaasha dhaqanka, Ururada Bulshada Rayidka iyo qeybaha kala duwan ee Bulshada Magaalada Baydhabo.

Warkung waliba nig haaye Abdyrahmang Mahamed Ahmed

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here