Gudiga Shaqaalaha Rayidka Oo Lagu dhiiri geliyey Ilaalinta Xuquuqda Shaqaalaha

0
37

Baydhowy (Raathiyow Arlaathy)Gudoomiyaasha gudiyada Arimaha Bulshada , Amniga iyo Arimaha gudaha iyo gudigga howlaha guud iyo Gaadiidka KGS ayaa booqasho ku tagay xafiiska Guddiga Shaqaalaha Rayidka Koonfur Galbeed waxaana halkaasi ku soo dhoweeyey Gudigga Shaqqalaha rayidka

Booqashadan ayaa ahayd mid lagu dhiirigalinaayay shaqada uu Gudigga Shaqaalaha rayidka uu u hayo bulshada horumarka, Caqabadaha jira iyo Qorshiyaasha horumarineed ee Gudiga horyaala.

Warkung waliba nig haaye Mohamed Aadam Wadani

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here