Olole Nadaafadeed Oo Laga Sameeyey Xaafadaha Magaalada Baladweyne

0
15

Baydhowy (Raathiyow Arlaathy) Ololahaan nadaafadeed ee laga sameyey xaafadaha Magaalada Baladweyne ee Gobolka Hiiraan ayaa wuxuu ahaa mid ay iska Kaa shanaayee qeybaha kala duwan ee Bulshada Magaalada Iyo Kambaniga Hiiraan West Management Center.

Waxaana ujeedka laga lahaa ololaha nadeefadeed uu ahaa Sidii Dib Looga soo celin lahaa bilicida magalada loogana hor tagi lahaa Cudurada faafa ee ka dhasha qashinka sida kaneecada iyo Shubanka

Warkung waliba nig haayte Mariing Mallyng Abshir

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here