Baydhowy (Raathiyow Arlaathy)Degsiimada daarusalaam Ee Degmada Galdogob Gobolka Mudug ayaa waxaa laga dhagax dhigay Xaruunta Markaska Al-aqsa, oo ah Goobta Barashada Qur’aanka kariimka ah iyo sidookale Culuumta Diiniga ah.
Munaasabadda dhagax dhiga ayaa waxaa ka qeyb-galay Maamulka Degsiimada daarusalaam, Culimaa’udaan, wax-garad iyo Marti sharaf kale, iyadoo dhamaan si wada jir ah uga hadleen dib u hirgelinta Xaruunta.
Warkung waliba nig haaye Abdyraamang Mohamed Ahmed Oday