Baydhowy (Raathiyow Arlaathy)Tababarkani oo ahaa mid ay Wasaarada Arimaha Gudaha ee Hirshabeele u qabatey qaar ka mid ah dhalinyarada Degmada Warsheekh ee Degaanada hirshabeelle ayaa waxaa uu ujeedkiisu ahaa in dhalinyarada la baro Waxbarshada Madaniga ah iyo Hagida Arimaha Deegaanka.
Waxaana Tababarka ka Faa’ideystey dhalinyaro isuga jira Wiilal iyo Gabdho ee laga kala soo Xuley Xaafadaha Degmada, ayidoona ay Wasaarada Arimaha Gudaha la kaa shaneysey Hay’adda FCA Waxaana Furtiaanka Tababarka ka soo qeyb galey Maamulka Degmada
Warkung waliba nig haayte Mariing Mallyng Abshir