Barakacayaal ku nool Magaalada Kismaayo Oo Deeq Raashiin ah la gaarsiiyey

0
74

Baydhowy (Raathiyow Arlaathy)Deeqdaan Raashiinka ee kala duwan ayaa waxaa ay ka timid Haweenka ku noool Kismaayo waxaana ay u wakiisheen Wasaaradda Haweenka Arimaha Qoyska iyo Xuquuqul Insaanka Dowladda Jubbaland

Dadka danyer ee ku jira Kaamamka Waqooyin ee Kismaayo ayaa loo qeybiyey waxaana goobjoog ka aheyd halka lagu qeybinaayey Wasiirka Wasaaradda Haweenka Arimaha Qoyska iyo Xuquuqul Insaanka Dowladda Jubbaland

Warkung waliba nig haaye Mohamed Aadam Wadani

Audio Player

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here