Tababar ku saabsan Noocyada Dhiiga Oo lagu soo gabagabeeyey Baydhabo

0
19

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi) Bahda Caafimaadka kashaqaya iyo Ardayda wax kabarata jamacadaha ayaa waxaa Magaalada Baydhabo loogu soo gaba-gabeeyay Tababar ku saabsanaa Noocyada Dhiiga, Ku-deeqidda Dhiiga iyo sida ay dhiigaga isku qadan karaan markii dhiig lashubaayo.

Tababarkan oo soo qaban qaabisay Xaruunta Tababarada Caafimaadka Ee Royal ayaa waxaa u jeedkiisa ahaa sidii loo heli lahaa Xirfidlayaal Caafimaad oo ka shaqeyn kara Badbaadinta Bulshada.

Warkung Waliba nig haaye Abdyraamang Mohamed Ahmed Oday

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here