Maktabada Dadweynaha laga hirgeliyey Ceel-afwayn Oo Xariga laga jaray

0
18
Screenshot

Baydhowy (Raathiyow Arlaathy) Markii ugu horey Degmada Ceel-Afweyn waxaa laga hirgaliyey Maktabada dadweynaha oo ay fikirkeeda iyo dhismaheedaba ay laayeen Dhalinyarada Deegaanka oo kaashanayana Dowlada Hoose ee Degmaa

xarigjarka Maktabada Dadweynaha waxaa goobjoog ka ahaa Maamulka Degmada Ceel-Afweyne , Xildhibaanada Golaha Deegaanka iyo Dhalinyarada soo qaban qaabisey xaflada sidoo kalena qalabeeyey maktabada

Warkung waliba nig haaye Mohamed Aadam Wadani

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here