Baydhowy (Raathiyow Arlaathy) Degmada Baxdo ayaalaga daah-furay Jamciyadda Khayriga ah ee Al-Macruuf oo u taagnaan doonta horumarinta waxbarashada diiniga, akhlaaqda, taakuleynta agoonta iyo dhisidda xarummo waxbarasho.
Dahfurka Xaruntaan Waxaa ka qeybgaley Madaxweynaha Dowladda Galmudug mudane Axmed Cabdi Kaariye , Xildhibaano , Wasiiro , Culimada Galmudug iyo Marti sharaf kale oo lagu casuumey Xaflada
Warkung waliba nig haaye Mohamed Aadam Wadani