Dufcadii 5aad ka baxda Machadka Al-imaan Oo Xaflad Loogu Qabtay Baydhabo.

0
20

Baydhowy (Raathiyow Arlaathy) Dufcadii 5-aad ee baratey xifdinta Quraanka iyo farbarka kana baxdey Markaz Al Imaan ayaa loo qabtey xaflad lagu gudoonsiinaayey Shahaadooyin taasi oo ay ka soo qeybgaleen bahda waxbarashada diiniga ah

Xaflada oo ka dhacdey Beerta weyn ee Baydhabo Waxaa ka soo qeybgaley Waalidiin, Maclimiin, Ardeyda Macadka iyo marti sharaf kale oo munaasabada lagu casuumey

Warkung waliba nig haaye Mohamed Aadam Wadani

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here