Ardeyda Jaamacadaha Baydhabo Oo Loo tababarayo Daaweynta Ceelasha biyaha

0
15

Baydhowy (Raathiyow Arlaathy) Tababar kan oo ku saabsanaa sidii loo Daawayn lahaa biyaha Ceelasha ee ku yaala Gudaha Maagaalada iyo Degmooyinka Koonfur Galbeed ayaa waxaa Magaalada Baydhabo ku qabatay Wasaaradda Tamarta iyo Khayraadka Biyaha Koonfur Galbeed Soomaaliya.

Waxaana Tababarka loo qabtay Qaar kamid ah Ardayda Jaamacada Koonfurta Soomaaliya, Hay’adaha Wasaarada kala shaqeya dhinaca Horumarinta biyaha iyo qeybo kamid ah shaqalaha Wasaaradda Tamarta iyo Khayraadka Biyaha Koonfur Galbeed.

Warkung waliba nig haaye Abdyraamang Mohamed Ahmed Oday

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here