Xaflad Lagu abaalmarineyey Ardey ka baxday Iskuulka Sacaada-diin Oo Lagu qabtay Magaalada Saylac

0
17
Screenshot

Baydhowy (Raathiyow Arlaathy) Xaflada xiritaanka sanad dugsiyeedka 2024, 2025 ee dugsiga sarre sacaada-diin ayaa xalay lagu qabtay magaalada Saylac waxaana ka sooqeyb galey masuuiliyyin ka tirsan Soomaaliland

Munaasabada oo aheyd Xiritanka Sanad dugsiyeedka ayaa waxaa Abaalmarino iyo shahaadiin lagu gudoonsiinaayey Ardey, Maclimiin , Waalidiin iyo dadkii ka qeybqaatey waxbarashada Gobolka sii ay u hormari laheyd

Warkung waliba nig haaye Mohamed Aadam Wadani

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here