Baydhowy( Raathiyow Arlaathi) Maamulka Deegaanka Awdiinle oo si Rasmi ah u Soo Gabagabeeyey Olole Lagu Furayay Waddo Cusub oo isku xiraysa Awdiinle iyo tolooyiinka hoose yimaado wadaadan cusub ayaa waxa kamid tahay dadaalada hormariniinta kor looga qadayo Isku Socodka Gaadiidka iyo Bulshada
Wadadan ayaa Ololaha Furisteeda ka qeyb galay Maaamulka Deegaanka Bulshada qeybaheeda kala duwan si meesha loogu saaro caqabadaha ka jiray ee ku aadan isku socodka Gaadiidka iyo dadka
Warkung Waliba nig haayte Rahmy Salaad Abdyllahi