Baydhowy( Raathiyow Arlaathi) Guddoomiye ku xigeenka gobolka Saraar oo ay wehelineyaan gudoomiyaha degmada iyo Caynaba Culmawadiinka iyo odayaasha dahqan ee degmada ayaa waxey hariga Ka Jareen Masjid Cusub oo laga hir-geliyey magaalada Caynaba kaasi oo ay in mudo ah socotey Dhsimahiisa kaasi oo ay kaalimo mug leh ay ka qateen Muxsininta dalka banankiisa ku nool iyo bulshada degaanka
Munaasabadaan lagu hariga jarayey Masjidka Cusub ee laga Xirgeliyey Degmada ayaa waxaa soo agaasimeen Culmaawadiinta Degmada oo kaashaneyaan Maamulka degmada.
Warkung Waliba nig haayte Mariing Mallyng Abshir