Dhismaha Aargada Cusub Degmada Diinsoor Oo Xariga Laga Jaray

0
22

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi) Guddoomiyaha Degmada Diinsoor Mudane DC Ahmed Aadam Abdi oo ay wehlinayaan ku-xigeenadiisa, ayaa si rasmi ah xariga uga jaray Aargada cusub Degmada Diinsoor, taasoo si casri ah loo dhisay,Aargadan cusub ayaa qeyb ka ah dadaallada maamulka Degmada ee lagu horumarinayo Bilicda iyo adeegyada Bulshada ee Degmada Diinsoor.

Xariga jarka kadib ayaa Degmada lagu qabtey Munaasabad kooban oo looga hadlaayay Sida ay Muhiim u tahay in Shacabka iyo Maamulka iska kaashadaan Horumarinta iyo dib u dhiska Goobaha danta Guud waxaana Goobjoog ahaa Munasaabada Odoyaasha dhaqanka Haweenka Dhalinyarada iyo Saraakisha Laamaha Amaanka Degmada Diinsoor

Warkung Waliba nig haayte Rahmy Salaad Abdyllahi

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here