Dhalinyaro Magaalada Baydhabo Ka hirgeliyey Xarun lagu iibiyo moobeelada Casriga

0
72

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi) Magaalada Baydhabo waxaa si rasmi ah looga daahfuray xarun ganacsi oo cusub oo casri ah oo lagu magacaabo Sanabil Company, taasoo bixisa adeegyo tayo sare leh oo la xiriira iibinta moobillada casriga ah, iyadoo macaamiishu heli karaan moobillo iyaga oo maalintii kaliya ku bixinaya $1 oo dollar ah.

Munaasabadda furitaanka xarunta Sanabil ayaa ahayd mid si heer sare ah loo soo agaasimay, waxaana kasoo qeyb galay masuuliyiin sar sare oo ka tirsan Dowladda Koonfur Galbeed iyo degmada Baydhabo.

Warkung Waliba nig haayte Rahmy Salaad Abdyllahi

Audio Player

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here