Baydhowy( Raathiyow Arlaathi) Kulankaani soo dhaweynta ahaa ee loo sameyey wasiiru dowlaha wasarada Arimaha Gudaha dowlada Goboledka Hirshabele Oo ay wehelniyaan qaar ka mid ah Xildhibaanada Golaha deganka ee uu Soo Agaasimey Gudoomiyaha Maamulka degmada Balcad Iyo qaar ka mid ah Ganacasatada degmada
Waxaana Kulanka ujeedkiisu ahaa In degmada ay maalmaha Ciida ku Sugnayeen dalxiisiyaal ka kala yimid Gobolada dalka taasi oo Maamulka ku sheegey in ay muujineysa in Degmada uu ka jiro Amni La isku Aamini Karo ayna ku amanayihin Ciidamada Booliska iyo Guud ahaanba Ciidanka
Warkung Waliba nig haayte Mariing Mallyng Abshir