Hay,addaha Samafalka Oo Loogu baaqey Caawinta dadka danyarta ah ku nool Lafoole

0
20
Screenshot

Baydhowy (Raathiyow Arlaathy) Gudoomiya ku xigeenka arimaha bulshada maamulka gobolka shabellaha hoose oo ay wehelineyaa Madax Xirirka dowladaha Arabta ee hay’adda Maareynta iyo masibooyinka Qarnka ee Sodma iyo Masullin kale aya waxey kormeer indha indheen ah oo looga kuura galaayey xaaladaha ay ku nool yihin dadka barakacayaasha ee ku sugan degaanada lafoole iyo tabakal ay ku sameyeen xerooyinka qaar ee degaanadasi.

Waxaana ujeedka kormerka uu ahaa sidii loo ogaan lahaa xaaldaha ay ku nool yihin dadka danyarta ah iyo waxyaabaha uga muhiimsan ee ay u baahan yihin in laga caawiyo maadama ay degaanadooda uga soo barakaceen daruufo kala duwan .

Warkung waliba nig haayte Mariing Mallyng Abshir

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here