Dhalinyaro La baray Xirfado kala duwan Oo ku soo bandhigay Baydhabo.

0
5

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi) Munaasabadan ayay ahayd mid Ardeydan ku soo Bandhigaysay Xirfadaha kala duwan ay barteen sida Furfurista Cumputerka Tubiiste Cilaan Saarka Farsamada Gawaarida Mobelada iyo Korontada.

AL-Amar Tvet center iyo Hay’ada ASDO ayaa is kaashadey sidii Ardeydan ku nool Xerooyinka Barakacayaasha u heli lahaayeen Xirfado ay ku shaqeystaan kuwaas isugu jira Gabdho iyo Wiilal.

Warkung Waliba nig haaye Abdyqaadir Mohamed nor War’ady

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here