Baydhowy (Raathiyow Arlaathy) Si maalmaha Ciidda Carafo ee nagu soo food leh Magaalada ay u noqoto mid aad u qurux badan, ayaa waxaa Olole Nadaafadeed lagu sameyey Xaafadaha kala duwan iyo Gudaha Magaalada Bardaale Ee Gobolka Bay.
Ololaha Nadaafadeed oo ay qeyb ka ahaayeen Waax-da Fayadhoowr-ka Degmada , Haweenka iyo Qeybaha kala duwan Ee bulshada ayaa waxaa uu horkacayay Xog-haya Dowlada Hoose ee Degmada Bardaale Ibdow Isxaaq Bashiir.
Warkung waliba nig haaye Abdyraamang Mohamed Ahmed Oday