Baydhowy( Raathiyow Arlaathi) Shirkan oo uu Gudoominaayay Wasiirka Wasaaradda Arimaha Amniga Gudaha Koonfur Galbeed Xasan Cabdiqaadir Maxamed ee lagu qabtay Magaalada Baydhabo, ayaa waxaa looga hadlayay Sugidda Arimaha Amaanka inta lagu guda jiro Maal-maha Ciidda Ee Caarafo.
Waxaa Shirka qeyb ka ahaa Saraakiisha kala duwan ee laamaha Amaanka Koonfur Galbeed, sida Taliska Booliiska Soomaaliyeed ee Gobolka, kan Degmada iyo Ciidanka Gaarka ah Ee Booliiska Dowlad-Goboleedka Koonfur Galbeed, kaas oo ku soo Bandhigeen Warbixiino la xiriira Arimaha Amniga.
Warkung Waliba nig haaye Abdyraamang Mohamed Ahmed Oday