Dunida Oo Maanta Laga Xusayo Maalinta Caalamiga ah La Dagaalanka Kalluumeysiga Sharci-darrada ah

0
13

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)  5-ta Juun waxaa laga xusaa daafaha dunida maalintan muhiimka ah si loo xoojiyo wacyigelinta ku aaddan sidii loo ilaalin lahaa baddaha, loo sugi lahaa nolosha kalluumeysatada, loona joojin lahaa burburka dabiiciga ah ee khatar gelinaya mustaqbalka cunno iyo dhaqaale ee dad badan oo ku tiirsan kalluunka.

Soomaaliya waxay leedahay xeebta ugu dheer Afrika – in ka badan 3,300km – taas oo kheyraad badeed aad u hodan ah leh Laakiin nasiib darro, sanado badan waxaa laga sheeganayay in badda Soomaaliya ay si sharci darro ah uga kalluumaystaan doonyo ajaanib ah oo aan hayn wax oggolaansho ah, taasoo si toos ah u dhaawacday

Si kastaba ha ahaatee, burburkii dowladnimo ee dhacay 1991 wixii ka dambeeyay, xeebaha Soomaaliya waxay u furmeen doonyo kalluumeysi oo ajaanib ah kuwaas oo si sharci-darro ah uga kalluumaysta baddaha Soomaaliya.

Dhallinyaro kalluumeysato ah ayaa sheegaya in ay waayeen kalluunkooda iyo nolol maalmeedkooda sabab la xiriirta doomaha shisheeye ee si aan sharci ahayn ugu kalluumaysta badda Soomaaliya.

Warkung Waliba nig haaye Abdyqaadir Mohamed nor War’ady

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here