Baydhowy (Raathiyow Arlaathy) Magaalada Baydhabo ayaa waxaa xilligaan siweyn looga dareemayaa u diyaar garoow ku aadan dhanka iyo Munaasabadda Ciidul-Carafa, taas oo ay inaga xigta wax ka yar laba maalmood.
Suuqyada Magaalada Baydhabo ayaa xilliigaan ah kuwa Mashquul badan laga dareemo,waxaana dadka badi ay tagayaan Suuqyada kala duwan gaar ahaan Goobaha Carwooyinka ah ,iyaga oo iibsanaya dharkii ay ku ciidi lahaayeen.
Warkung waliba nig haaye Abdyraamang Mohamed Ahmed Oday