Baydhowy (Raathiyow Arlaathy) Goobta qalabkaan lagu wareejinayaa waxaa goobjoog ka ahaa Wasiirka Wasaarada Xaanalada Xoolaha , Wasiirkuxigeenka Wasaarada , Agaasimaha Guud ee Wasaarada Xanaanada Xoolaha iyo Marti sharaf Kale
Qalabkaan lagu wareejiyey Wasaarada Xanaada Xoolaha ayaa loogu talagaley baarista iyo daweynta Caafimaadka Xoolaha waxaana Masuuliyiinta Wasaarada ka Mahadceliyeen qalabkaan loogu deeqey
Warkung waliba nig haaye Mohamed Aadam Wadani