Baydhowy( Raathiyow Arlaathi) Magaalada Baydhabo ayaa waxaa lagu qabtay Munaasabada Daah-furka Xaruunta Cusub ee loogu Magac daray Baidoa fitness, taas oo loogu talagalay Jirdhiska ee laga Hirgeliyay Xaafadda Mursal Ee Degmada Baydhabo.
Munaasabadda Daah-furka ayaa waxaa ka qeyb-galay Wasiirka Wasaaradda Dhalinyarada iyo Ciyaaraha Koonfur Galbeed Salmaan Cali, Madax kale, Qeybaha Bulshada iyo Marti sharaf kale.
Warkung Waliba nig haaye Abdyraamang Mohamed Ahmed Oday