Wara-biyood Laga Hirgeliyey Deegaan ka tirsan Degmada Ceelbarde Oo burbur soo wajahay.

0
44

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi) War biyoodan mudo lix bilood ka hor laga hirgeliyey Deegaanka Hiirey Ee Degmada Ceelbarde ayaa hada u muuqdaa mid burburey oo aysan gelin wax biyo ah Roobabkii halkaasi ka da,ay bacihii la saareyna ay noqdeen kuwa gogo,ay dadka deegana aysan ka faaideysan Mashruucan tan iyo markii la hir geliyey.

Hirgalinta Mashruucan Warbiyoodan ayaa waxaa fulisey Wasaarada Tamarta iyo Kheyraadka Biyaha KG si dadka dadka iyo Xoolaha ah uga faaideystaan marka Roobka la waayo.

Warkung Waliba nig haayte Rahmy Salaad Abdyllahi

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here