Qorshaha Dhismaha Wadooyinka Degmada Xarfo Oo La Bilaabay.

0
59

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi) Gudiga Hormarinta Degmada Xarfo oo ka kooban 11 xubnood oo ka kala socda qeybaha kala duwan ee Bulshada ayaa soo qiimeeyey soona cabirey wado laami ah oo isku Xireysa Magaalada ilaa suuqa Boorey iyo Dugsiga Sare.

Gudoomiye kuxigeenka Gudiga Hormarinta Degmada Xarfo Cabdifatax Cabdulqaadir ayaa ka warbixiyey ujeedka qiimeynta wadadaan isgaoona sheegey in gudiga ku dadaalayo sidii ay u dhisi lahaayeen wadaan oo muhiim u dadka Degmada Xarfo.

Warkung Waliba nig haaye Mohamed Aadam Wadani

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here