Xaflad Lagu sagootinayay Ardayda Fasalka 12aad Iskuulka Al-daareyn oo lagu qabtey Bardaale

0
6

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi) Munaasabadan lagu soo xirayay Taabuurkii ugu dambeeyey islamarkaana lagu sagootinayay Ardeyda Fasalka 12aad ee Dugsiga Sare iskuulka Al daareyn ee Degmada Bardaale oo dhawaan galaya Imtixaanka Finalka.

Xaflada ayaa waxaa ka qeyb galay Gudoomiyaha Degmada Berdaale oo uu wehlinayeen gudoomiye ku xigeenada Arimaha bulshada, kan amnniga iyo saraakiisha degmada,Waalidiin Aqoonyahano Haweenka iyo Dhalinyarada Degmad

Warkung Waliba nig haayte Rahmy Salaad Abdyllahi

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here