Baydhowy (Raathiyow Arlaathy) Maalinta Caalamiga ah ee Waalidka, oo loo dabaaldego 1-da Juun sanad kasta. Waa maalin ay Qaramada Midoobay ku dhawaaqday sanadkii 2012, si dunidu u qirto una qadariyo kaalinta muhiimka ah ee waalidiintu ka qaataan nolosha ubadka, bulshada, iyo horumarka jiilka cusub.
Maalintan waxay inoo xusuusinaysaa waalidiinta oo ah tiirarka ugu adag ee nolosha qoyska.
Warkung Waliba nig haaye Abdyraamang Mohamed Ahmed Oday