Tartan Qur,aan Akhriska ah Oo lagu soo gaba gabeeyey Iskuulka Al Amaar.

0
11
Screenshot

Baydhowy (Raathiyow Arlaathy) Tartankan oo u dhexeeyey Ardyda Al amar Primary and Secandry Iskuul ayaa waxaa lagu Tartamaayey Sodonka Juz ee Qur’aanka Kariimka si Ardeyda loogu dhiiri geliyo wixii ay barteen islamarkaana ay is dhax gal sameeyaan

Munaasabada Tartanka lagu soo xiraayey ayaa waxaa Goobjoog ahaa Maamulka iskuulka Waalidiin Macalimiinta Ardeyda Tartanka ayaa u dhexeeyey Ardeyda Fasalada Iskuulka Al- Amar Qeybta Qur’aanka Kariimka

Warkung Waliba nig haaye Abdyqaadir Mohamed nor War,ady

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here