Masjid Cusub Laga Dhisay Baydhabo Oo Xariga Laga Jaray

0
10

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi) Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Awqaafta iyo Arrimaha Diinta Dowlada KGS Mubaarak Abdisalaan oo ay wehelineyaan qaar ka mid ah Culmawadiinta magalada baydhabo ayaa waxaa uu xarigga ka jaray masaajidtu Taqwa oo si asri ah loo dhistye eek u yaala Xaafada berdaale ee magaalada Baydhabo.

Dhismaha masjidtul taqwaa ee socotey mudo fara badan ayaa waxaa Gacan weyn ka geystey Hay’adda Qadar Jaarati Muxsininta ku nool dalka banankiisa iyo qeybaha kala duwan ee bulshada magalada baydhabo

Warkung Waliba nig haayte Mariing Mallyng Abshir

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here