Baydhowy (Raathiyow Arlaathy) Ka dib Markii si rasmi ah ay ugu dhawaaqdey Dowladda Koonfur Galbeed Farta Rasmiga ah Ee Elef Maay 23 November 2025, Sidookale lagu daro Jadwalka Xisadaha Iskuulaadka kala duwan ee Koonfur Galbeed ayaa waxaa jira Isbadelo Horumarineed oo dhanka Farta ah.
Inta badan Iskuulaadka kala duwan ee Koonfur Galbeed gaar ahaan Magaalada Baydhabo ayaa Barashada Farta Elef may loogu daray Xisooyiinka ay qaadan jireen, halka kuwo kale ay dadaal ugu jiraan weli u bilaabidda ardeyda.
Warkung Waliba nig haaye Abdyraamang Mohamed Ahmed Oday