Baydhowy( Raathiyow Arlaathi) Waxaa meel geba geba ah mareya dhismaha Afar irdodka ee Magalada baydhabo oo dib u habeyn balaaran lagu sameyey ayidoona ay dhismaheeda socoden mudo bilooyin ah ayaa waxaa loo dhisey si ka duwan dhismaheedi hore taasi oo ay soo saartey bilicida guud ee magalada maadama ay tahay astaanta uga aansan ee ay si aad u looga yaqiiney magac magalada baydhabo ee xarunta gobolka baay.
Bulshada magalada ayaa waxey si aad ah u soo dhaweyeen dib u habeynta lagu sameeyey dhismaha Cusub ee Afar irdodka ayigoona tani ku tilaamayey in ay tahay hormar balaran oo uu sameyey maamulka degmada baydhabo.
Warkung Waliba nig haayte Mariing Mallyng Abshir