Shacabka Buulaburte Oo soo dhaweeyey Dhismaha Golaha Deegaanka Degmada

0
16

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi) dhawaan ayaa Lagu wadaa in la soo dhiso Golaha Deegaanka Degmada Buula Burte Ee Gobolka Hiiraan si dadka ay u soo doortaan Cida ay doonayaan oo u horumariya Adeegyada Bulshada Sida Caafimaadka Waxbarashada Biyaha dhismaha wadooyinka iyo kuwa kale

Qaar kamid ah Shacabka Magaalada Buulaburte Ee Gobolka Hiiraan ayaa soo dhaweeyey in la dhiso Golaha Deegaanka ayaguna ay noqdaan kuwa soo doorta Cida u adeegyada ay u baahan yihiin u qabanaya waxayna Dowlada ku booriyeen in la dedejiyo dhismaha Gobolaha Deegaanka

Warkung waliba nig haaye Abdyqaadir Mohamed Nor War’ady 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here