Baydhowy (Raathiyow Arlaathy) 400 oo qoys oo ka mid ah qoysas ka soo barakacay deegaano ka tirsan Gobolka shabeelada hoose kuna nool Degmada Afgooye ayaa loo qeybiyey raashiin nocyadiisa kala duwan kuwaas oo loogu talagay in ka dhigtaan cuno
Qeybinta raashiinka waxaa goobjoog ka ahaa Wasiir kuxigeenka Wasaarada howlaha Guud ee Maamulka Koonfur galbeed Soomaaliya waxaana uu sheegey in dadkaan ay ka soo bakaceen deegaano ay ka mid yihiin Sabiib iyo caanoole
Warkung Waliba nig haaye Mohamed Aadam Wadani
Audio Player