Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Kulankani dooda ahaa ee looga hadlaayey Horumarinta Adeegyada Caafimadka iyo soo elinta kalsoonida Bukaanka ee lagu qabtey Magaalada Muqdisho ayaa waxaa ujeedkiisu ahaa sidii loo Xoojin lahaa Xirirka ka dhaxeeya Xaruumaha Caafimaadka iyo Bukaanada.
Waxaana ka soo qeyb galey masulin ka socotey Hay’adda Ayda Xirfadliyaal Caafimaad Howla wadeenada Wasarada Caafimaadka Soomaliya Ururada haweenka iyo Marti Sharaf Kala duwan.
Warkung waliba nig haaye Mariing Maallnyg Abshir