Dood wadaag ku saabsan Nabadeynta KG Oo Baydhabo ka dhacay

0
13

Baydhowy (Raathiyow Arlaathy) Kulankaani oo ahaa mid looga magac darey nabadaynta loogana arinsanaayey sugidda amniga guud ee deganaada kgs iyo qaabka ay Uwada shaqayn lahaayeen laamaha amniga kgs iyo qaybaha kala duwan Bulshada Rayidka Magalaada Baydhabo ayaa waxaa goob joog ka ahaa Masuuliyiin ka tirsan dowlada Koonfur galbeed, qaar ka mid ah gudoomiyaasha ururada buslahada rayidka, maamulka degmada baydhabo, ururada haweenka iyo marti sharaf kale.

Warkung Waliba nig haate Mariing Mallyng Abshir

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here