Dowlada KG Oo loogu baaqey Wax ka qabashada baahiyaadka Adeegyada Caafimaadka Afgooye

0
33

Baydhowy (Raathiyow Arlaathy) Iyadoo laga duulayo Muhiimada Caafimaadka u leeyahay Dadka Soomaaliyeed  iyo ka warqabka Xarumaha Loogu adeego Bulshada,ayaa waxaa Kormeer Shaqo ku tagay Isbitaalka Guud ee Degmada Afgooye oo Adeeg Caafimaad usoo Doontaan Bulshada ku nool Degmada iyo Deegaanada Miyga ah ee Gobolka Mas’uuliyiin ka tirsan Dowlada KG Maamulka Gobolka Shabeelaha Hoose iyo kan Degmada

Madaxda ayaa Warbixin ka dhageystey Maamulka isbitaalka iyagoo sidoo kale Xog waresytey Bulshada loo adeegayay xiligaas waxayna  bogaadiyeen Shaqa ay u hayaan Shacabka Deegaanada Kala Duwan oo u badan Danyar iyo Beeraley oo si Bilaash ah loo Daaweeyo.

Warkung Waliba nig haaye Abdyqaadir Mohamed Nor War,ady

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here