Kulanka Arimaha Horumarinta Cadaalada Oo Kismaayo Lagu soo gabagabeeyey

0
27
Screenshot

Baydhowy (Raathiyow Arlaathy) Tabbarkan la soo gabagabeeyey ayaa inta uu socdey lagu baranaayey Arimaaha Cadaalada sida loo Horumarin karo ka shaweynta Nabada Deegaanka iyo adkeynta wada shaqeynta Bulshada iyo Hey’adaha Amaanka Magaalada Kismaayo

Inta uu Tababarka socdey ayaa waxaa ka qeyb galay Uururada Bulshada Rayidka Gudoomiyaasha iyo Hooyooyinka Xaafadaha Magaalada Kismaayo waxaana soo qaban-qaabisay Wasaarada Cadaalada Jubaland iyadoona Shacabka Talooyinkooda la dhageysanayay

Warkung Waliba nig haayte Rahmy Salaad Abdyllahi

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here