Talaalka Jadeecada Oo Laga dahfuray Magaalada Gabiley.

0
21

Baydhowy (Raathiyow Arlaathy) waxaa guud ahaan Deegaanada Maamulka Soomaaliland si rasmi ah uga bilowey Talaalka Jadeecada, Dabaysha iyo Oofwareenka kaasi oo dhawaan si rasmi ah uga bilaaban doona guud ahaan magaalooyinka maamulka soomaaliland

Gudoomiyaha Gobolka Gabiley iyo Isuduwaha Caafimaadka Soomaaliland ee Gabiley ayaa si si rasmi ah u furey waxaana guud ahaan gobolkaasi looga faaiden doona ama loogu talagaley in lagu talaalo caruurta ka yer shanta sano

Warkung Waliba nig haaye Mohamed Aadam Wadani

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here